QAYBTA KOWAAD 1. HORDAC 1.1. Ujeedooyinka Tilmaamaha Ummadda ku hadasha afka Soomaaliga iyo lah-jadaha la xiriira tiradeedu waxay ka badantahay ilaa X malyuun oo qof waxayna ku baahsantahay dhulka balaadhan ee Geeska Afrika ee isaga gudba dalka Soomaaliya (iyo maamul gobollada), Waqooyiga bari ee Kiiniya, Kilinka shanaad ee Ethiopia iyo Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhulka Soomalidu degto wuxuu u badanyahay dhul kulul oo roobku ku yaryahay, sidaas darteed ayaa habka nolosha inta badan ee dadka Soomaaliyeed wuxuu si toos ah ugu xiran yahay dhaqasha xoolaha nool sida geela, lo’da, ariga iyo gamaanka. Xoolaha nool ee Soomaalidu dhaqato tiro sugan lagama hayo waxaase la hubaa inay 50 malyuun oo neef ka badantahay kuwaas oo leh noocyo badan. Mataal ahaan geela ku nool Qaaraddan Afrika ilaa boqolkii toddobaatan (70%) waxay ku jirtaa gacan dad Soomaaliyeed. Ahmiyadda xooluhu u leeyihiin ummadda Soomaliyeed waa mid aan la soo koobi karin, waxaana xoolaha loo dhaqdaa oo lagu haystaa manaafacaadsiyo badan oo ay ka mid yihiin; caano, subag, hilib, maqaar iyo saan, rarasho iyo alaab qaadis, bero falid iyo lacag cadaan ah markii la gado. Sidoo kale xooluhu waxay leeyihiin ahmiyad weyn oo dhanka dhaqanka ah waxaana loo isticmaala arrimaha ay ka mid yihiin guurka iyo bixinta magta. Deegaan-Goboleedka Soomalidu degto (Somali eco-system) wuxuu ku caan baxay ganacsiga xoolaha nool, waana adduunka meesha ugu badan xoolo nool oo la dhoofiyo. Maadama xoolaha nooli ahmiyadaas dhaqaale leeyihiin waxaa lagama maarmaan ah in la daryeelo caafimaadkooda si loo badiyo tirada korna loogu qado tayada wax soo saarkooda. Daryeelka caafimaadka xoolaha ee Deegaan-Goboleedku wuxuu soo maray marxalado kala gedisan kontonkii (50)sano ee u dambeysey. Waqtigii dawladaha isticmaarku ka ka talinayeen Gobolka intiisa badan (laga reebo Ethiopia), waxaa daryeelka caafimaadka xoolaha fulinjirey waaxyo ama hay’ado ay u abuureen fulinta hawshaas. Isticmaarkii Talyaanigu wuxuu xaruntii baadhista caafimaadka xoolaha ee u horeysey ka furay magaalada Marka sannadkii 1914kii, gobolladii waqooyina dhakhaatiir Ingriis ahi waxay yimaadeen sannadkii 1924 tii markaas oo ay bilaabeen in ay dad Soomaaliyeed u tababaraan hawsha caafimaadka xoolaha. Dawladihii wadaniga ahaa ee yimid xoriyaddii ka dib waxay ku dadaaleen in ay daryeelka caafimaadka xoolaha gaarsiiyaan meelkasta iyada oo kharash la’aan ah. Taas
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO TIJAABO
TIJAABO
#
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABOTIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABO
TIJAABOVVVVVVVVVVVVVVVVVVVVVV
HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH
TIJAAB
-0001 Nov 30TIJAABO
XXXXXXXXXXX
XXXXXXXXXXXX
XXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXX
XXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXXO
TIJAABO
-0001 Nov 30Jul 08 2021
TIJAABO
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
BBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBB
MMMMMMMMMMMMMMMMM
Pledge $ 20000.00 & More
QAYBTA KOWAAD 1. HORDAC 1.1. Ujeedooyinka Tilmaamaha Ummadda ku hadasha afka Soomaaliga iyo lah-jadaha la xiriira tiradeedu waxay ka badantahay ilaa X malyuun oo qof waxayna ku baahsantahay dhulka balaadhan ee Geeska Afrika ee isaga gudba dalka Soomaaliya (iyo maamul gobollada), Waqooyiga bari ee Kiiniya, Kilinka shanaad ee Ethiopia iyo Jamhuuriyadda Jabuuti. Dhulka Soomalidu degto wuxuu u badanyahay dhul kulul oo roobku ku yaryahay, sidaas darteed ayaa habka nolosha inta badan ee dadka Soomaaliyeed wuxuu si toos ah ugu xiran yahay dhaqasha xoolaha nool sida geela, lo’da, ariga iyo gamaanka. Xoolaha nool ee Soomaalidu dhaqato tiro sugan lagama hayo waxaase la hubaa inay 50 malyuun oo neef ka badantahay kuwaas oo leh noocyo badan. Mataal ahaan geela ku nool Qaaraddan Afrika ilaa boqolkii toddobaatan (70%) waxay ku jirtaa gacan dad Soomaaliyeed. Ahmiyadda xooluhu u leeyihiin ummadda Soomaliyeed waa mid aan la soo koobi karin, waxaana xoolaha loo dhaqdaa oo lagu haystaa manaafacaadsiyo badan oo ay ka mid yihiin; caano, subag, hilib, maqaar iyo saan, rarasho iyo alaab qaadis, bero falid iyo lacag cadaan ah markii la gado. Sidoo kale xooluhu waxay leeyihiin ahmiyad weyn oo dhanka dhaqanka ah waxaana loo isticmaala arrimaha ay ka mid yihiin guurka iyo bixinta magta. Deegaan-Goboleedka Soomalidu degto (Somali eco-system) wuxuu ku caan baxay ganacsiga xoolaha nool, waana adduunka meesha ugu badan xoolo nool oo la dhoofiyo. Maadama xoolaha nooli ahmiyadaas dhaqaale leeyihiin waxaa lagama maarmaan ah in la daryeelo caafimaadkooda si loo badiyo tirada korna loogu qado tayada wax soo saarkooda. Daryeelka caafimaadka xoolaha ee Deegaan-Goboleedku wuxuu soo maray marxalado kala gedisan kontonkii (50)sano ee u dambeysey. Waqtigii dawladaha isticmaarku ka ka talinayeen Gobolka intiisa badan (laga reebo Ethiopia), waxaa daryeelka caafimaadka xoolaha fulinjirey waaxyo ama hay’ado ay u abuureen fulinta hawshaas. Isticmaarkii Talyaanigu wuxuu xaruntii baadhista caafimaadka xoolaha ee u horeysey ka furay magaalada Marka sannadkii 1914kii, gobolladii waqooyina dhakhaatiir Ingriis ahi waxay yimaadeen sannadkii 1924 tii markaas oo ay bilaabeen in ay dad Soomaaliyeed u tababaraan hawsha caafimaadka xoolaha. Dawladihii wadaniga ahaa ee yimid xoriyaddii ka dib waxay ku dadaaleen in ay daryeelka caafimaadka xoolaha gaarsiiyaan meelkasta iyada oo kharash la’aan ah. Taas
Select this Reward